VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa - Lyrics

inkastuu duulayoo dal shisheeye tagay dareenkayga caashaqu hadba wuu ka darayaa misna waan dul qaataa dookhayga aragtida dayax soo iftiimay dumar kale ma eegine ilayn kugu doorsan maayee ubadkeena dahabka ah adigaa daryeeloo u dadaala reerkee intaad dinida nooshay darxumiyo dhibaataba DAA'IMKAY ha kaa jiro deeqa luuladaydaay khadra luuladaydaay cirka oo da'ayoo daruuro leh dooxiyo banaanada buluc yidhi daadkii durduradu biyoobeen doogiyo caleentii sida ubax dilaaceen daa'uus la moodee dun xariirabad tahay
Queue is empty
-- / --