VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Docmo - Lyrics

sool iyo sanaag cayn mirihii dalkeeniyo docmo soonyaheedii tu geenyo joogto sida dayaxa nuurtoo sanqaroorka dheeriyo dibniyaha bil loo qoray damiya kamaan helin somali maalin dhaladaaa socod loo hiloobiyo sumadaad uqalantoo daldhigeedii weeyee sadriyow daraadaa damlaay waxad tahay saxansaxo udgoonoo nafta saacideysoo saldhigaagu sahanshee sida dhaqankeena inaan sooryo dhiibo axad iyo aroos weyn kugu soo dhaweeyoo somali maalin dhaladaaa socod loo hiloobiyo sumadaad uqalantoo daldhigeedii weeyee sadriyow daraadaa
Queue is empty
-- / --