VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa igu iflan - Lyrics

inkastoo filkii kacay midii aan ka fiirsaday dhul fog ay kunooshahay ma fiyooba laabtu anoon fiidkii ledi karin markaan faaladeediyo helo fariimaheedaa farxad ii siyaaddaayeey faynuus iftiin badaneey fallaaraha cadceeddaay dumar ugu filrooneey fartuun sharaf ii kaalay adaa igu filan ii kaalay inkastoo fariyo fool jacayl iiga faafoo iguligay fallaaraha waxaan kaaga fadhiyaa kalgacalkaan fiday ee la igu faraq xiray inaad ila firaashtoo ila fuliso wacadkii faynuus iftiin badaneey fallaaraha cadceeddaay dumar ugu filrooneey fartuun sharaf ii kaalay adaa igu filan ii kaalay.
Queue is empty
-- / --