VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daryeel - Lyrics

dumar waxaa lagu xushaa karti iyo dulqaade miyan da,yartaan jeclaayeey anigu kusii dayn karaa miyuu damac kale i qaadaa adigoo dunidan ku nool dawo naftaydaad u tahay qalbigaad dareenkiisa tahay daryeel marwadayda u tahay daa,imkeen ha kula jiro dumar waxa lagu xushaa daganida xishoodkee miyaan dahab iyo luul macaan kugu doorsadaa miyaan duul kale dhagaystaa dibnahaygana uba furaa dawo naftaydaad u tahay qalbigaad dareenkiisa tahay daryeel marwadayda u tahay daa,imkeen ha kula jiro
Queue is empty
-- / --