VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta guur - Lyrics

kalgacayl gabadhii igu beertaay gadhka wadnahaad ku taalaa gobaad wacantii aan gocloodaay gayaanka midkaan ka doortoow qalbigaad gashoo gilgilshee kaalay gayigii aan u guuree gibliyo sheekh sheekh godayo wardheer wardheer jowhar guriceel guriceel kismaayiyo goob wayn gaaf ku dhiganee garoowe iyo bari bari garka caynabo caynaboo gaarisa wajeer wajeer gedo iyo mudug giblo tumanee geenyadan gabadhaha ka doortayow gaari garasho dheer inaad tahay xiskaan galiyoo waan garawsaday wiil aan gabanoo halyay go'aanlow guusha sida oo ku gacloodee guri iyo guur guur iyo guri ma yagleelnaa
Queue is empty
-- / --