VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ila jiibi caashaqa - Lyrics

naftaydaa ku jamatoo uurkaad dhex jiiftaa habla dunida joogana adaan kuu jecelahay jalaqsanida muuqiyo dumar adaa u jaah wacan waana kuu jibaysnahay jirabiyo dhibaatana kuma tuso jaliilkiyo jeexaygii bidixeey ila jiibi caashaqa jirka oo hilaaciyo sida jawharaad u nuurtaay markaan ku yara jaleecaba dareen bay yar jibaaxee jeedaalo eegmadiyo qurux adaa la jaaroo wanan kuu jibaysnahay jjirabiyo dhibaatana kuma tuso jaliilkiyo jeexaygii bidixeey ila jiibi caashaqa
Queue is empty
-- / --