VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isoo jaleec - Lyrics

Jamaalka iyo joogga Jalaqsanidaada ayaa I jiiidanaysee Jawhariyo luulaay Isooo jalleec Jacayl i haleelaybaa Naftayda jujuubayoo Danuun u jiheeyayoo Jawhariyo luulaay Isoo jalleec Naftu joogi weeyday awgaa Alla jiifsan weeyday awgaa Bby jiifsan weeyday awgaa Mcn jiifsan weeyday awgaa Jaahaaga iyo muuqa Jaliil kuu abuuray baan U jeelanahayoo Jowhariyo luulaay Isoo jalleec Dareen i jarmaadiyaybaa Jiifka iga gooyayee Intaan jahwareer idilin Jowhar iyo luulaay Isoo jalleec Naftu joogi weeyday awgaa Naftu jiifsan weeyday awgaa Mcn jiifsan weeyday awgaa...
Queue is empty
-- / --