VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta kaalay hab isii - Lyrics

kuma hayee ku mee kalgacaylkaad igu beertay karkiisaan ka harsan waayee waan ku haybshoo kaama harayee kowkanoo idilbaan kali kuu ahee kalinimadu kurbo weeyee kalaamkaad i tidhibaan wali kashka ku hayaa kaalay hab isii ku koolkooliye kunjeer hab isii ku koolkooliyee kuma haayee ku mee kashkaad hanatood ku taala kuma ilaawee kumanaan haween ima kaafiyaan adaan kugu kalsoonoo iga kaafiyee
Queue is empty
-- / --