VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nolasha barkeed - Lyrics

beerkiyo wadnahaba adigaa ku baahee barashadaadaan ani kuu bogseedee billaahi waxaa tahay nolosha badhkeedee balantaan lahayn lama baajin karee caaashaqu waa badwaynee boholyaw aan dhamaanayn dhiigaba baabiinayaa barbarkayga taagnaawee beerkiyo wadnahaba adigaa ku baahee barashadaadaan ani kuu bogseedee billaahi waxaa tahay nolosha badhkeedee balantaan lahayn lama baajin karee boqolaal hawenbaan kaa dhex baafinaayee caawa kaala soo baxaye bidixdayda taagnaawe beerkiyo wadnahaba adigaa ku baahee barashadaadaan ani kuu bogseedee billaahi waxaa tahay nolosha badhkeedee balantaan lahayn lama baajin karee bukaan ha igu dhigin balaayo ha igu ridin naftan boholyaw iyo baylaha ha dhigin taan is biirsanee taan is booqanee isu boogaaynee barbarkaygiyeey ila baaashaal beerkiyo wadnahaba ahaaa
Queue is empty
-- / --