VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Nuucii roon Lyrics

waa noogantee
ku nasaan lahaa
nafaqaysoo ku gama,
nimcadaan lahaa
u roonoow naftoo
naaxi baan lahaa
nasribaad heshee
naqaysaan lahaa
midaan naawiloo
u nugllaa haday
igu noqotay waran
waa nasiib daee
noocii roon alloow

nafsi iyo ha galin
naxli baan lahaa
nuxurkiyo u badi
nacfigaan lahaa
naruuraad heshiyo
nabadiyo wanaag
niyadsami ku waar
noloshaan lahaa
midaan naawiloo
u nugllaa haday
igu noqotay waran
waa nasiib daree
noocii roon alloow


Lyrics by: madar
loading..
-- / --