VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan dhalad - Lyrics

allihii ku abuurayee islaamnimo kugu galadaybaa amaaniyo sharafba mudane uurkeeda hoooyaduu kuguu beeray eebahay iimaankeedu taam ahaa isirkaagu iin ma leh waxaa tahay inan gobeeed ayaan dhalad lagu farxaa ag joogaaga waan jeclahay arwaaxdii naftaydiyeey aayaha noloshaydiyeey miyan kaa ahaan karaa ilqabad muuqiyo hanaan assagaa ku dhaaftayee udgoon ubax dayr dhashaay iftiiin iisoo baxaay ilayskii dhaayahay indhaha nuurkoodiyeey macaaneey adigaan hablaha kaa aaminee afkuna ku amaanayaa ag joogaaga waan jeclahay arwaaxdii naftaydyeey aayaha noloshaydiyeey miyaan kaa ahaan karaa
Queue is empty
-- / --