Heesta Iftin - Lyrics
marwadan dumar ugu jeclaa
miduu illaahay isiiyaay
aheey miyirkiyo aqoonta
iftiineey maankaad dawaysa
maamuus kalma qonkaree
hanaan iyo hadal macaan
ilmahay ku ababisaayoo
midaan lagu gaadhinba tehee
adaa imaan saalaxaa mawlehen
ku siiyay meherkeeniban ku
mahad naqaa marwadaydiiyey
magacaa ha jiro
marwadan ka milkiyay haween
miduu illaahay isiiyay miqaam
iyo muuq saree ad eebahay
k siiyay
macaan sida malab shini
haween mida g mdnayd
inaad tahay miskigoo kale
miyaan kaa maar mayaa