VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calwasaad - Lyrics

inkastoon ku caashaqay calaf waa halkiise intuu cadaw na kala dilo cidla yuu nakala dhigin waan ku calmadoo cawa iyo dharaar cindigaad ku taalaa inan wada cawaynaan ku calool fayoobee adiguna lur iyo ciil ka ilaali caashaqa calwaasaadkan igu dhacay ciyaar ha iga moodine cimrigeen intuu jiro aynu ceesh wadaagnee waa i cajabisoo ceeb iyo xumaan caada kuuma quudhee
Queue is empty
-- / --