VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Madfac - Lyrics

madfacu xaal male miyaa marasta barakici madaxnimo ninkii rabaa inuu maatada laaya miskiin xaqa male muqdisho duur magc aanad lahayn iyo midnimo qaran ma rabto maqaana jooge inaadtahay soomaalay ma aadsan tahay macaankii dawlad nimo maqaam kaad lahayd inuu magacaaga lumay miyaanad ogayn midaa mashaqiyo masiibo dhiig miirad mudnaanta sii bal maxaa iga galay iyo muslim ha u tudhin maslaxo ma rabtaan maskaxdaa ma shaqayso meel la isku raaciyo maamul dawladeed
Queue is empty
-- / --