VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdisho - Lyrics

midabkaad lahayd shalay muuqaalkaagii wacnaa dhismihii macaanaa baryihii mudnaan jiray markan dib u jaleecaba murugbaa i qabatoo masanoow iyo ciilbaa maankaygii hareeyee waxaan ahay madluun dhiban muraayadii dalkaygaay manexe marna aan xishoonba madfac kugu hogaanshoo ma gartaa meel laga baqaayo kaa dhigay maruunbay lamaanuhu masahawaadka faraxa le is majiiran doonaan oo idankiisuu mawlahay muqdishaad markale noqon munadaad ahayd iyo magacaagii waynaa maqalada aduunyada ka maqsuudin jiray markaan soo xusuustaba mushkilad colaad iyo mahadhiyo xanuun mugdibaan dareemaa muwaadinbaan ahay dilan mansabkii awoowaa muqalas iyo mooryaan kaa dhigay muqdishaay meel laga qaxaayo kaa dhigay
Queue is empty
-- / --