oonkaa biyaha loo cabaa
oomantana gaajo
uurkaygu wuxuu doonaya a
adiga weeyaane
indhahaygu waxay jecel yihiin
inay ku eegtaane
afkayguna amaantaadu
aad u tiriyaa
ililaha wadnaha iyo
bogaad igaga taalaaye
ala idinkiisiyo
amini ha na kulansiiso

adunyada ma siisten
mar qudha aragtidaadiiiye
oo aawadaabay
naftani ololka daynayne
adimadaydu waxay
u ordayan adiga awgaaye
afkaygguna amaantaaduu
aad uu tiriyaa
ililaha wadnaha iyo
bogaad igaga taalaaye
alle idimkaasiyo
amini ha ina kulansiiso

Exit mobile version