VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baadidoon - Lyrics

baadi doonka quruxduu buuro yaanu kula fanan badna yaanu kula galin inkastoon bidhaantiyo baxsanaanta kula rabo basarkay ku xidhantee badbaadada naftaadoo ha badalin abuurtoo muunadada yay bi,in midabkaaga biliga leh waa been la biirshiyo dhalanteedka ha u bogin kumeel gaadhka beenta ah baahidaada soo koob biliicdaadu yay noqon dawo la isku buufshiyo bixiso yaanay kuugu gayn midabkaaga badhaxiyo ka ilaali baaliga biyaa kugu filnaan kara hadii aad basaastana budhcadkii ku dhaasho waxaan laga bogsoon kariniyo ha isku ridin bukaan culus waa been la biirshiyo dhalanteedka ha u bogin ku meel gaadhka beenta ah baahidaada soo koob
Queue is empty
-- / --