VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhalanteed - Lyrics

baadidoonka quruxdu buuro yaanu kula fanan badna yaanu kula galin in kastoon bidhaantyo baxsanaanta kula rabo basarkay ku xidhan tahee badbaadada naftaaduye ha badalin abuurtoo muunadaada yaanay bi,in midabkaaga biliga leh waa bayla beershiyo dhalanteedka ha u bogin kumeel gaadhka benta ah baahidaada soo koob bilicdaadu yay noqon dawo laysku buuufshiyo bixisiyo yaanay kuu gayn midabkaaga badhaxiyo ka ilaali baaligaa biyo kugu filnaan kara hadii aad basaastana budhcadii ku dhaashoo waxaan laga bogsoooniyo ha isku ridin bukaan culus waa bayla beershiyo dhalanteedka ha u bogin ku meel gaadhka beenta ah baahidaada soo koob
Queue is empty
-- / --