logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gumar mp3 ahaan

Sawirka Mohamed A Himilo

Mohamed A Himilo

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Gumar lyrics

waa gumaradiisiiyee
kalgacaylku kuma gubieey
wali adiga kuma galin
wuxuu gaabis iga dhhigay
igu gaacsanaan jiray
wixii igu galoolnaa
guul baan ka joogaa
intuu gooni kaa dhigay
gayi aanad garanayn
u guuree makugu yidhi
miyaa galin dhexadkii
onkadiyo gufaaciyo
hilaac galalacleeyaa
kugu keenay gaydh badan
maad baran gadiisiiye
anba way i gilgili jiray
kolna iga gu,i jirin
Lyrics by Masuul.com

gudcurkiyo madawgii
waxaad garabka saartiyo
adigoon gabood hayn
gaatamo maroodiyo
aar gaydhamaayaa
dugaag wada gurdamayaa
miyay kugu gadoodeen
tashi iyo gudoon lumay
adigoo is gunaanaday
jirdo gooye weedh lihi
miyuu kugu godladayoo
gurmad eebe soo diray
wixii kugu gadaanaa
gees makaaga yaaceen
gacal roob ma noqoteen
maad baran gadiiseee
anba way gilgili jiray
kolna iiga gu,i jirin

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --