VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanaan hogal - Lyrics

hogol ii da,daay hoobaan ii baxdaay onkod iyo hilaac cod xorraan helaay hir i hilaacayeey abuur iyo udgoon lagu soo hirtaay hanaan quruxsaneey waan hubaa kalgacal inuu ila hadhoo adna uu hogaan iy heeryo culus kugu raray hadeer ma ogtahay hankiyo hanaqiyo wadnaha adigaa hurdoo ka dhex heesayee hamigaygiiyeey waxa tahay hugii dhaxan iga hayee hanaan quruxsaneey waan hubaa kalgacal inuuu ila hadhoo adna uu hogaan iyo heeryo culus kugu raray hadeer
Queue is empty
-- / --