VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hilaac mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed A Himilo
Hilaac

waa gumaradiise
kalgacaylku kuma gubinee
wali adi kuma galin
wuxuu gaabis iga dhigaye
igu gaaxsanaan jiray
wixii igu galoolnaa
guul baan ka joogaa
intuu gooni kaa dhigay
gayiyo aanad garanayn
miyuu galin dhexaadkii
onkod iyo gufaaciyo
hilaac galalacleeyaa
kugu keenay gaydh badan
mabaad baran gadiisee
amba way i gilgili jirray
kolna iga gu,i jirin

gudcurka iyo madawgiyo
waxaad garabka saartiyo
adigoon gabood hayn
gaatama maroodiyo
aar gaydhamaayaa
dugaag wada gurdamayaa
miyay kugu gadoodeen
tashi iyo gudoon lumay
adigoo is gunaanaday
jirda gooyo weel lihi
miyuu kugu godlayoo
gurmad eebe soo diray
wixii kugu gadaanaa
gees makaaga yaaceen
gacal roob ma noqoteen
mabaad baran gadiisiiye
amba way i gilgili jiray
kolna iga guri jirin

codkii Mohamed A Himilo