VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Himilo - Lyrics

yartii himilada kalgacal haasaawaha ii wacnayde waliba aan u heelanaa halbawluhu wuxuu tabaa habsami weedheeda iyo hanaankii hadalka iyo anigu waxaan u heesay aa hawada cishqi bay i hayoo hawadaydii noqotaye hadmaad ii hiilinoo hadmaan kugu soo hiloo hibooy aramida jacayl dhabay ii haleeshayoo waliba waan habawsanee naftaydu ku haybisoo aday heeryadii jacayl dushaaday ku heerantee anigu wxaan u heelanay hawadaa aan la hugamayaa hawadaydii noqotaye hadmaad ii hiilinoo hadmaan kugu soo hiloobaa
Queue is empty
-- / --