VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hogol - Lyrics

Sida hogol dadoo Jiidaki heshoo Sida hogol dadoo Jiidaki heshoo Loo hayaamay ba Kuu haybiyaa 2× Adiguna hubaal Isoo hilaw Adiguna hubaal Isoo hilaw I hagar baxoo Nafta ii hibee 2× Meel hoo rabtana Inaan hadal wax tarin Meel hoo rabtana Inaan hadal wax tarin La iskuma hayoo Horay loo ogaa 2× Sida geed hungulan Oo hadhac qabow Sida geed hungulan Oo hadhac qabow Isha halacsataa Ka hagaagi karin 2× Kugu soo hirtee Haasaawe wacan Kugu soo hirtee Haasaawe wacan Afka hooseyn dibnaha Adna ha igu hodin Kugu soo hirtee Haasaawe wacan Kugu soo hirtee Haasaawe wacan Ka hooseyn dibnaha Hodan ha igu hodin Meel hoo rabtana Inaan hadal wax tarin Meel hoo rabtana Inaan hadal wax tarin La iskuma hayoo Horay loo ogaa 3×
Queue is empty
-- / --