VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isra - Lyrics

marna kama ilduufoo ma ilaawo maalintii is araga barashadii haboon aan ku kulanee salaantii io odhaahdii indhaha baalashoodii eegmada ku koobnayd israay uurka tabasha iyo adaa uur nugayl ku beeree kalgacayl unkama iyo arinkii gayaanimo aqbalkeed ma tahayoo waan kugu amaanaa ashqaraaray maalintii edaabta quruxda leh iyo anshaxa kugu jeclaadee araartii iyo tusaalihi ambaqaadisteenii is afgard ku koobnayd ilayn uurka tabasha iyo adaa ilnugayl ku beeree kalgacayl unkama iyo arinkii gayaanimo aqbalkeed ma tahayoo
Queue is empty
-- / --