VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Male maleh aduun - Lyrics

Dhibic iyo mahigan iyo halis intan maray male laguma koobe maqashaye macaney mugdi iyo meldhawban ku dul merayaye meel loogu tosiyoo male maleh adunyadu meeransi moye 2x I madiid imaan qad ina miray sidi mayey malmahan jacaylkuye 2x Muran li,i dantaydi huna marin la haydiyo meldher ku lasho ana shiliyo mawdo imuqunsha moye ka marmi mayee 2x Meel logu tosiyo male maleh adunyadu meeransi moyee 2x Midig bidix ma noqota kalam iyo midken roon arimahena maaree moosiyo mataniyo laba midab manoqona mawd iyomidba u siman i madiid iman qad ina miray sidi mayey malmahan jacaylkuye
Queue is empty
-- / --