logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xigtooy xulashada haween mp3 ahaan

Sawirka Mohamed A Himilo

Mohamed A Himilo

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Xigtooy xulashada haween lyrics

xigtooy xulashada hawen
waxaad tahay xubin sare
il xaasidiyo xasarad
xumaanba laga najee
marwadii sharaf xeerisee
ninkeedu la xaaja qaad
xogmal kama siiso dhaqan
xasilo wacan bu noqdaa
xabiibi xaaskayeeey
xilihii la ii doorayeey
xilkaagii gudatayee
waxaad noqon xuural cayn
Lyrics by Masuul.com

aduun waa xisaab u joog
jidhkaaga xariirta ihi
xabaasha intaan la dhigin
xantiyo beentaba ka dhawr
xoolaha maalkiyo naftaba
xaqay leeyihiin ka gudo
xishood hodan baad ku tahee
xijaabkaagana ogoow
xabiibti xaaskayeey
xilihii la ii doorayeey
xilkaagii gudatayeey
waxaad noqon xuural cayn

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --