Heesta Boholyoow - Lyrics
Bariguu ku jantee bogeygu
Adigu iikaa boqree
Berkeygu wahel kaaga baahnaa X2
Adoo ii neceb barbaar
Maxaan baryo kuu ilmeeyo
Maxan kuu beer cadaaday X2
Bastaa mahadaa u tahay
Naftaan shalay ku baryaayay
Baldhanka kaa jaray mar hore
Bal arak baaxad soorihiisa
Ruuxaad u bogto ku baanin X2
Barigii jaceyl baaxad weyn
Adiga uu ikaa badee
Bogteyda daaawaded ahayd X2
Muxu boholyow jaceyl
Bartaa jogto uu ikeenoo
Maxaan kuu baahi sheegtay X2
Bastaa mahadaa u tahay
Naftaan shalay ku baryaayay
Baldanka kaa jaray mar hore
Bal arak baaxad soorihiisa
Ruuxaad u bogtoon ku baanin X2