VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaq baa idilay - Lyrics

waan daalo ax daaloo aduun baan daraadaa dumar u nacee waad i deeqdee xasuustaaduna ima daysee waa daraadaa taan u duubnahay danteena guudoo danahaaga raac daacad ruux ahayn yuu isku keen dirin ka digtoonow waliga anoo dadin dareenka jacaylk yaanu dumin axdigeenu yaanu dumin jacayl daacada yaan la duubno wadnaha dagee dabcigaagiyo daymadaadaa laygu didayaa caashaqbaa idilay danteena guud iyo danahaaga raac daacad ruux ahayn yaanu isku ken dirin ka digtiiniiw waligaa anoo dadin dareenka jacayl yaanu dumin ayaanu dumin adigeenu yaanu dumin
Queue is empty
-- / --