waan daalo ax daaloo
aduun baan daraadaa
dumar u nacee
waad i deeqdee
xasuustaaduna
ima daysee
waa daraadaa
taan u duubnahay
danteena guudoo
danahaaga raac
daacad ruux ahayn
yuu isku keen dirin
ka digtoonow waliga
anoo dadin
dareenka jacaylk
yaanu dumin
axdigeenu yaanu dumin

jacayl daacada
yaan la duubno
wadnaha dagee
dabcigaagiyo
daymadaadaa
laygu didayaa
caashaqbaa idilay
danteena guud iyo
danahaaga raac
daacad ruux ahayn
yaanu isku ken dirin
ka digtiiniiw waligaa
anoo dadin dareenka jacayl
yaanu dumin
ayaanu dumin
adigeenu yaanu dumin

Exit mobile version