Waxaaan goonibaadhoon
Hadba gees ka eegaba
Oon gabadh garaadliyo
Gaariwacan raadshaba
Waatilmaam ugaaree
Marwo gololoo dumaroo
Quruxii ay ugaartay
Guudka aan ka halacsaday
Sow jacayl iimagalin
Igu gooni weeyoo
Sida aar gantaal qaba
Waanigan uguuxoo
Waan golongolay
Waxaan daba gurguurtoo
Sowkan guudka igararay
Wuu garasho dheeryoo
Gudi ma xilsaarnaa
Caashaqa ugogol dhiga
Ugogol dhiga

Waa geenyo uguboo
Hadaan aan goynoyn
Guriwacan ku dhalatoo
Gayaankeedu jecelyahay
Waa garashadaydee
Inta guudka qarisoo
Meel gugu ku hooroo
Intuu ubuxu gaamuray
Uu godladay qalbigii gudhaya
Ma gam oo habeenkii
Galgashoo daraadaa
Intaa waan gurxamayaa
Gasiinkaaba kaba go,aya
Waxaan daba gurguurtoo
Sowkan guudka igararay
Wuu garasho dheeryoo
Gudi ma xilsaarnaa
Caashaqa ugogol dhiga
Ugogol dhiga

Exit mobile version