wagar iyo walwaal
wabiyada jacayl
igu soo rogmaday
waaxyaha is raba
wadnayaal is helay
arooskooda wacan
wiglo iyo ciyaar
waa in lo tumaa
laba aan waqood
waligood dhib arag
isku waara oo
wiilal iyo gabdhaba
ubad wacan helaa
wayna iidinka yeel
hayayabaa sidaa weeyee caruuskayagoow

wacaniyo wanaag
wadadaada digriga
wardiga u hayiyo

Exit mobile version