Inkastooy i deeqdoo
Degtay maanka oo idiil
Dandna ii tahay anii
Dugsiinaan wadaagnaa
Intaan dunida noolahayee

Waxse laygu dawgalay
Qaar igu diraayoo
Deris la iiga dhigay anii

Haddumin caashaqii dorraad
Tisqaadyee doorwacani ahaa
Haddagin ruux ku aaminoo
Dadkana adii kuugu jecel

Jacaylkii degmooy
Wadnaha dacalkiisa degay
Inuu dugsi kaa dhigtoo
Daryeeshuu rabaaye
Walaal ila daadaheee

Dalxiis anigaa ku geeyn
Deegaan kula jecel adigaa
Ubax laguu daawadee
Hodaneey

Haddumin caashaqii dorraad
Tisqaadee doorwacanaa

Haddagin ruux ku aaminoo
Dadkana adi kuugu jecel

Exit mobile version