VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo - Lyrics

ruuxaad dantiisiyo dawadiisa jeceshay wax u daran ka dhawrtoo dadaasho waligaa isaguna ku dagayoo dambi kaa galaayaa daranaa allaahayoow naf jacayl dilayna dulmi u yeeli maysee waano dooni maysee mana dulqaadanaysee dumar ugu fil rooneey nabsi yaanu kula dagin dabar yaanu kugu xidhin oo daleeda kaa helin waxaan kuu duceeyoo daacad kuu ahaadoo dadka kuu jeclaadoo kalidaa ku doonaba adigaa i dayeshoo i daryeeli waayoo axdigeenii dumiyooo dandariyo dhibaatiyo anigoo dakaan qaba wadnahaygii damaqdee hadalkaygina diidee dumar ugu fillrooneey nabsi yaanu kula dgin dabar yaanu kugu xidhin oo daleeda kaa helin
Queue is empty
-- / --