VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman - Lyrics

togdheeroo dhool ku da,ay dhibiciyo xareedii dhinacyada i shaystaan waaguna dhalaaloo dhirtu wada magoooshay dhafaruur iyo dhalooshii dhambaalada casaysteen ubaxuna dhamays yahay sida loogu dhaatan ana iigu dheer tahay dhaban kuu jeclaadoo qalbigaad ku dhigan tahy dheemaneey waxaa tahahy dhool karan hilaacoo qurux waad u dhalatee dhabankaaga dheehiyo suniyaha bil dhalateey dhaqaaq socodka laafyaha dhaayihii jaleeccaa naariis dhamaystee sida loogu dhaataan ana iigu dheer tahay dhabaan kuu jeclaadoo qalbigaad ku dhigan tahay
Queue is empty
-- / --