VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haddeey kuu goodiyaan - Lyrics

haday kuu goodiyaan haday goolaftamaan haday gaagaatamaan kunjeer isasii godaan maxay kaagin karaan haday kugohadiyaan maxay kaa guri karaan godkay qodayaan intaa naftiigarataan tehee falaadhaha ay soonagaan miyay kula gaadhayaan hadya guluf soo kacshaan guutooyin adaa ka dhigan dabkiyo gaaskay wataan duufaan gil gishaa tehee aadmina galadaada iyo guushaada ma baajinkaro hadaanad adigu isagabin haday goor iyo ayaan intaa marba meel galaan dhibataadana goobayaan gobeey nacabkaaga badan maxay kaa goyankaraan haday kaagubanayaan miyay kuba gaadhayaan xadhkayhay giigijiyaan adaa garta oo fahmee gamuunkayareey wataan gaashaankaaganu marin
Queue is empty
-- / --