VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

hugii sharaftiyo hiilkii noloshaay hidaha dhaqankiyo heemaal wacaneey hoodiyo darajiyo habeen dhaladey midaan hantiyee nasiib u helaay hibooy qalbigii adaa hadhasoo naftayda hagoo hogaaminayee jacaylka hirgalay hareerta qaboo hoygii noloshaan kusoo hoyonee xubigaan kugu habay aan kaa helo ee habloow quruxiyo hubqaad ma sinee midbaa hirashada kuwada hantidoo markaad halacsato qalbiga hawshoo sidaada hufnaan haybada sidayoo intaan kugu hubo inteeda heshoo aduu hadalkaagu hafeefta tiraa jacaylka hirgalay hareerta qaboo hoygii noloshaan kusoo hoyonee xubigan kugu habay aan kaa helo ee
Queue is empty
-- / --