VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jacayl eber keenay dhibcaha ixtiraamka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed ciro
Jacayl eber keenay dhibcaha ixtiraamka

malaha indhahan * ilmada qubayiyo
ma ogid ebada qalbiga idhkatoo
sidaan ku ahay ALLAN ku tusine
waxaad ulajeed ku ursantihiiyo
dunida idilkeed darta inanyahay
naf iibi lahayd aad inkiree
cakuye is adkayn kama ilbaxdiide
cishqiga i af duubay halkaa ku iloow

agtaada hadaan * shalay ubax dhigay
maantana urusho ana aasee
maxaad uga oli halkaad ku ordaysay
jacayl eber keenay dhibcaha imtixaanka
markuu omos daaqay maxaad ugu oontay
maxaad aragayga hadeer ugu ooyday
adoon afriirin markaaga adkaydo
albaabka wanaagu dhexdeena ka awdan*

Lyrics by Saeed Ali

codkii Mohamed ciro