VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl eber keenay dhibcaha ixtiraamka - Lyrics

malaha indhahan ilmada qubayiyo ma ogid ebada qalbiga idhkatoo sidaan ku ahay allaan ku tusine waxaad ulateed ku ursantihiiyo dunida idilkeed darta inanyahay naf iibin lahayd aad inkiree cakuye is adkayn kama ilbaxdiide cishqiga i af duubay halkaa ku iloow agtaada hadaan shalay ubax dhigay maantana urushoo anaa aasee maxaad uga ooli halkaad ku ordaysay jacayl eber keenay dhibcaha imtixaanka markuu omos daaqay maxaad ugu oontay maxaad aragayga hadeer ugu ooyday adoon afriirin markaaga adkaydo albaabka wanaagu dhexdeena ka awdan
Queue is empty
-- / --