VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl miyaan ka marmi karayaa - Lyrics

miyaan maarmi karayaa maankaygu tuu rabay meel ilama joogtee ma huraanki noloshaay sidii baan u meeraa maalintiy habeenkii ana mooyi ma aqaan igu dhaaftay maante maxay noqon allaahayoow mahadhada jacaylkaa madadaaliyaayoo muuqaaga inanyahay sidee laygu mudaybaa mirta dhexe la toosaa murugtiisa caashaqa ana mooyi ma aqaan ig dhaaftay maantee maxay noqon allaahayoow
Queue is empty
-- / --