VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamiila - Lyrics

hadii aad jacaylkii usoo jihaadee wadnihiisa kala jaray yurub ula jarmaadoo aad la joogto noorway qalbigaad ka jabisoo isaguna jacaylkii jugtii uu wadnaha baday hargaysuu la jiifaa hadaad mooday jiidhkiyo inuu laabta kaa jaray wali wuu ku jecelyay hadii aad jamiilaay jawi wacan ku nooshoo warwar li'i aad joogtoo jeesna aad yagleeshoo aad jamatay ruux kale isna jaahwareeriyo waa maqane joogoo jacaylkaad la dhooftuu la jibaadayaa wali
Queue is empty
-- / --