logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Janadii udgoonayd mp3 ahaan

Sawirka Mohamed ciro

Mohamed ciro

Fikradaada ka dhiibo heestan

Janadii udgoonayd lyrics

Inan yahy adoo kale
aduunyad ma joogtoo
ka adeegi mysee …
Lyrics by Masuul.com

Mid kaloon arkoodana
aroos uma dhigayoo
aqal lama galaayee..

inaaan adi ku doortoo
ifka kugu jecelahy
weliga ogsoonow…

Hadnaa geed udgooniyo
noqon lahaa ubax
agtadan ka bixi lahaa
indhaha kama qaadeen
adna aad i aragtidee..

Ma ogtahay ayaantii
addunyada la taagy
adan iyo xąawa
janadii udgooneyd
isku kaliyeystoo
ibleys kala irdheeyoo
adiguna adkeeyoo
ka ilaaali nacbkoo
weliga weliga weliga ogsoonow

Lyrics by Ck ahmed

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --