Inan yahy adoo kale
aduunyad ma joogtoo
ka adeegi mysee …

Mid kaloon arkoodana
aroos uma dhigayoo
aqal lama galaayee..

inaaan adi ku doortoo
ifka kugu jecelahy
weliga ogsoonow…

Hadnaa geed udgooniyo
noqon lahaa ubax
agtadan ka bixi lahaa
indhaha kama qaadeen
adna aad i aragtidee..

Ma ogtahay ayaantii
addunyada la taagy
adan iyo x?awa
janadii udgooneyd
isku kaliyeystoo
ibleys kala irdheeyoo
adiguna adkeeyoo
ka ilaaali nacbkoo
weliga weliga weliga ogsoonow

Lyrics by Ck ahmed

Exit mobile version