VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawiga cusub - Lyrics

si aan ula jaaro nolol si aan ula jaalo nolol farxad iyo guul jaldidey jaliil waxaan baryoo wakhtiga jeedaaliyaba jaaisadii samir hantiyey naftii rajo jiraysay shalay nasrisan ujaawaabyoo hankii jal ka sugay xiliga waxaa jal tiray nasiib jawiga cusubeen galow kunjeer sii jibaaranoo nolosha joogto ii ahow nolosha joogto ii ahowe si aan tabshada jirtiyo utiro jalafooyinkoo jeeruun uga baxo kulayl halkii waxan jihajihayn ma maro jexyada xaska leh jiilaalkii gu baa badalay jilaalkii gu baa badalay jidkii rayskii aduun jantii saaroo maroo dabkii daalkiyo lurkii waxaa iibadalay jaceyl waxaa iibadalay jaceyl jawiga cusbeen galow kunjeer sii jibaaranoo nolosha joogto ii ahowe jawigaa cusubeen galow kunjeer sii jiaaranoo nolosha joogto ii ahowe
Queue is empty
-- / --