VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ka waran mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed ciro
Ka waran

caqligii talaan faroo
cindigii tashaan idhoo
is muuji cududaan idhaa
kashii caashaqu heliyo
ha caban maankaan idhoo
waataan cidladiyo dhibtiyo
dareenkii ku ciili jiray
nafyahay kaa caawiyee

ka waran noloshii cusbayd
xog baan ku hayaa catawgii
inuu carabkaagii daayay

xog baan ku hayaa cishqigu
inaanu qalbigaagii ciilin
xog baan ku hayaa culayskii
casiis inuu kaa dul qaaday

cidliyo mugdigii ku haystay
cadiyo maalinbaa badalee
cidliyo mugdigii ku haystay
cadiyo rabaa kuu baxee
ka waran noloshii cusbayd

Galbeed cilmigii jiroo
cadceedaan fariin faraa
habeenkii ciidanshoon
awood lagu ciil bixiyo
carshiga naftii laga saxaa
wataan carabkiyo dibniyo
qalpiyo si calool fayoow
cishana kula rabin dibkee

ka waran noloshii cusbayd

cidliyo mugdigii ku haystay
cadiyo maalinbaa badalee
cidliyo mugdigii ku haystay
cadiyo rabaa kuu baxee
ka waran noloshii cusbayd

Lyrics by Ismacil Ahmed

codkii Mohamed ciro