VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kas haween - Lyrics

nimuu caashaq hagaayo heblaay kaalay ma dhaafo si kastooy u huruufto hulashow kama daayo walooe ay handadayso waligii hadhi maayo niyad meel laga haysto habqankeeda la yaabye hoobeey cidlo way hogataaye hoobeey maxaa hawl ku faruuran kas haween nin u liita dartoodbay handadaane qalbigaagan hulaaqmay hilbashow sow kuma hayso qalbi aan kula haynin hadalkaagu ma deeqo si kastood u hurayso hanti kuu sabi mayso halgankaad ku jirtaa waa hal bacaad lagu maalay hurdadii uga baaday habeenkii fikirkeeda riyadii heli maayee ikhtiyaarna ma haysto
Queue is empty
-- / --