kashaan dhayayaay bogsoo
ha iikad balan kaa jabay
cishqigan madigee koray
dhibiyo ha umdan karkabo
midaan kalgacaylku lurin
kal iyo laab ku jeclayn
kolaba kula wadin adiga
nafyahay kaligaa ha sugin
ha kohan imikaba ilaw
ka saar qalbigana hadeer
kunjeer adigoo lugo,ay
miyaad kaabida u taal

kolkaad kabo igu tidhaa
ku laacay kalsoonidee
kolay samir ruux dugsaday
kaskiisuu xumo ku nacay
hubaal kulankii ma jiro
ka kaafton hibasoo
calafkakadabaa dhahoo
karaamada ha iska lumin
ha kohan imikaba ilaw
ka saar qalbiga hadeer
kujeer adigoo lugo,ay
miyaad kaabiga u taal

Exit mobile version