jara keega wada jara
idinkoo is jecel wadajara
gacmo wada jira ku jara
ku jara kalgacayl ku jara
jara keega wada jara
caashaqa jiifa laabaha
ku jaxaasan maankoo
jara keega wada jara
idinkoo jacayl dhaba
ruuxba ruux jaleecada
midka kale u jeel qabo
jara keega wada jaraa

Exit mobile version