VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lawlab – Ladanay - Lyrics

markaad ladaney igu laaday markaan laxawgii lumi gaadhay adaa i luraye maaha liidan anoo lubigaygiyo laabta kuu loogay intaan kugu llooahay adaan liska caashaq ladaaban lilaahida mooday lugoyo lugayga laftayda laxaadka ta dheeriyo loogiyo laaga ku laashaye laafyaha saydhi markuu lahan caashaq i loodshay bogayga ku loolay ladhkiisa adaa lac yidhoo lada jiifka anoo laqano luqun dheer le libaax la imoodo lib haysta aday baday lawlabka liica warmaha ku likeeyay lagayga lagayga laftayda laxaadka ta dheeriyo looliyo laaga ku laashaye laafyaha saydhi
Queue is empty
-- / --