VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaan marmi karayaa - Lyrics

miyaan maarmi karayaa maankaygu tuu rabay meel ilama joogtee mahuraanki noloshaay sidiibaan u meeraa maalintiyo habeenkii ana mooyee ma aqaan igu dhaaftay maantee maxay noqon allahayow ma hadhada jacaylkaa madadaaliyaayoo muuqaaga inanyahay sida la igu mudaybaa mirta dhexe la toosaa murugtiisa caashaqa
Queue is empty
-- / --