VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Murogooday awgaa - Lyrics

Mur jacayl anoo wali Marna aan dhadhamino Lurkiisa moogahaye Midabkaaga quruxdiyo Muuqaaga awgii Igu mudan kalgacalkuye Hada uu i mirayoo Miyirkiyo xiskaygaba Sida mayayga roobaad Maasheeyay caashaqu Murugoodoo awgaa Inaad iga maqnaataa Inanyahay ma dawbaa Ma hadhada jacaylkana Intaanu meeris adag iyo Kugu xirin mareegta Mooskaaga wali iman Ama meel fog kaa jiro Ayuu maaro leeyee
Queue is empty
-- / --